Dowladii 6aad ee Afrikaan ah oo shaacisay iney ciidamo u soo direyso Somalia

Dowladda Ghana ayaa lagu wadaa inay dhowaan dalka Soomaaliya u soo dirto in ka badan 160 askari oo Booliis ah, si ay ugu qayb qaataan howlaha nabad ilaalinta Midowga Afrika ay ka wadaan dalkeena ee AMISOM. Xukuumadda Accra oo ka jawaabeysa dalab uga yimid Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo uu tirsigiisu yahay 2431 (2018), … Continue reading Dowladii 6aad ee Afrikaan ah oo shaacisay iney ciidamo u soo direyso Somalia